Cabdikariim Xikmaawi

Cabdikariim Xikmaawi — Qoraa, suugaanyahan iyo cilmi-baadhe Soomaaliyeed. Curiyaha buugaagta Afshaxan, Foolaad, Looyaan, Saqalayn, Dahsoon iyo Likaaco. Wuxu u heellanyahay horumarinta Afka, Fanka, Suugaanta iyo Dhaqanka.

Launched 15 days ago