waxaan ahay Macalin. Waxaan xiiseeyaa akhriska, cilmi-baarista, iyo aqoon kororsiga joogtada. Sidoo kale xiiseeya cilmi bulsheedka(social science) sida Taariikhda iyo cilmiga dhaqaalaha.